Aasaaska Rasamaal

Rasamaal waxaa la aasaasay sanadkii 2002kii, iyadoo muujisay waxsoosaar
muuqda ilaa maalintii wershada la furay. Rasamaal alaabada ay soo
saarto waxay ugu talagashay in lagu dhisto guryaha iyo rugaha
ganacsiga....
Faahfaahin... |
 |
 |
 |
Macaamiisha Rasamaal
 

Halkan waxaad ka helikartaaa warbuuxa oo ku saabsan alaabooyinka
Rasamaal
so
saarto iyo sida loo isticmaalo....
Faahfaahin... |
 |
 |
 |
Noocayada

Roof tiles / Jili waxaa uu qayb weyn ka qaataa quruxda iyo jiritaanka
guryaha casriga ah ee maanta la dhisto.
Alaabooyinka aan soo saarno iyo wax qabadkayagu waa mid ku salaysan
baahida loo qabo roof tiles ama Jiliga gaarahaa geeska Afrikada Bari...
Faahfaahin... |